Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
SBS News Somali - Warka Talaado: 18 November 2025
18/11/2025 Duración: 04minXisbiga Liberalka ayaa doortay hoggaamiyehoodii ugu horreeyey oo haween ah. Dalka Bangladhesh-na waxaa iyada oo maqan dil lagu xukumay Sheekh Xasiina oo ahayd Ra'iisal Wasaarihii hore ee dalkaas.
-
SBS News Somali - Warka Isniin 17 November 2025
17/11/2025 Duración: 03minCiidda macmalka ah ee carruurtu ku cayaarto oo hore looga helay walaxda Asbestos, ayaa laga helay in ka badan boqol goobood oo ku yaalla South Australia.
-
SBS Somali Full Program: Barnaamijkii Jimce Friday 14 November 2025
16/11/2025 Duración: 54minBarnmaaijikii Jimce 14 November oo dhammaystiran.
-
How to plan for your child’s financial future in Australia - Australia Explained: Sida loo qorsheeyo dhigaalka dhaqaale ee ilmahaaga
16/11/2025 Duración: 11minFinancial planning can feel stressful for any parent. When it comes to saving for your child’s future, knowing your options helps make informed decisions. And teaching your kid healthy money habits can be part of the process. - Qorshe-samaynta maaliyadeed waxay waalidka ugu muuqan kartaa mid adag. Marka aad ilmahaaga u samaynayso dhigaal dhaqaale, waxaad u baahan tahay inaad ogaato fursadaha kala duwan ee kuu furan si aad u qaadato go'aanka kuugu habboon.
-
SBS News Somali - Warka Jimce: 14 November 2025
14/11/2025 Duración: 10minPremierka Voctoria, Jacinta Allan, ayaa beeniysay inay soo rogtey sharciyada cusub ee dembiyada carruurta, cabsi ay ka gashay wararka xun ee laga fidiye awgeed. BBC-da Ingriiska oo raalli-gelin siisay Donald Trump.
-
Somalia News - Warkii Somalia: 14 November 2025
14/11/2025 Duración: 11minDiyaar-grawoga doorashada golayaasha deegaanka gobolka Benaadir oo socda iyo shacabka oo lagu boorriyey inay qaataan kaadhka aqoonsiga si ay u codeeyaan. Puntland oo beenisay inay falal budhcadnimo ahi ka dhaceen xeebaha Eyl ee gobolka Nugaal.
-
SBS News Somali - Warka Khamiis 13 November 2025
13/11/2025 Duración: 05minGobolka Victoria ayaa noqday meeshii ugu horresey ee Australia heshiis sharci ha lagala galo dadka dhulka loogu yimid. Hoggaamiyaha xisibiga Liberal-ka, Susan Ley, ayaa la filayaa inay maanta shaaciso go'aankooda rasmiga ah ee ku aaddan Net Zero.
-
Uk BBC Scandal - Ceebtii ku dhacday BBC-da Ingriiska
12/11/2025 Duración: 11minLabo mas’uul oo sare oo ka tirsan warbaahinta BBC ayaa iska casilay xilalkii ay hayeen ka dib markii lagu eedeeyay eex hay’adeed oo ka jirta BBC-da Ingiriiska. Waxaa la dhaliilay tafatirkii khudbad uu jeediyay Donald Trump, ka hor intii aanay dad mudaharaadayey weerarin magaalo-madaxda Maraykanka 6-dkii Jannaayo ee 2021-kii.
-
SBS News Somali - Warka Arbaco: 13 November 2025
12/11/2025 Duración: 09minDowladda Victoria oo soo rogaysa sharciyo cusub oo carruurta 14-jir iyo ka weyn ah ee dambiyada culus gasha loogu xukumi karo sida dadka waaweeyn. Madaxa hay'adda sirdoonka ee Australia ayaa sheegay in budhcadda Internet-ka ee uu dalka Shiinuhu taageero ay khatar ku hayaan Ausralia.
-
Somalia News - Warka Soomaaliya: Arbaco 12 November 2025
12/11/2025 Duración: 08minDowladda Soomaalia oo xallisay shaqo-joojintii laga sameeyey Airport-ka Aadan-cadde ee Muqdisho iyo Xiisadahii dagaal ee deegaanka Wanle-weyn oo shakhsiyaad loo soo xidhay.
-
Interview - Waraysigii Hani Abdille: Shirkii Sydney ee dhallinta Africa ka soo jeedda
12/11/2025 Duración: 10minHani Abdille oo Sydney joogta ayaa ka warrantay shirkii dhallinyarada Afrika ka soo jeedda ee Australia oo sabtidii 8-da November 2025 lagu qabtay magaalada Sydney.
-
SBS News Somali - Warka Talaado: 11 November 2025
11/11/2025 Duración: 04minRa'iisal wasaare, Anthony Albanese ayaa taageeray mamnuucidda astaamaha kooxaha neo-nazi-ga. Donald Trump-na wuxuu cafis u fidiey koox ay xulafo ahaayeen oo hore ugu xidhnaa isku day ah inay weeciyaan doorashadii 2020.
-
Dating or matchmaking: How to find a partner in Australia - Australia Explained: Sida Australia looga helo lammaane.
10/11/2025 Duración: 13minMany newly arrived migrants in Australia seek relationships not only for romance but to regain a sense of belonging. Separation from loved ones often drives this need for connection. This episode explores how dating in Australia differs from more collectivist cultures and how newcomers can find partners. From social events and dating apps to professional matchmaking, it highlights how migrants can build confidence, connection, and safety as they find love in a new country. - Dadka cusub ee soo degay Australia badankoodu waxay raadiyaan xiriirro aan kaliya ahayn jacayl, balse sidoo kale si ay u helaan dareen ah inay meel ama cid ka tirsan yihiin. Kala fogaanshaha ehelkooda iyo asxaabtooda ayaa inta badan sabab u ah baahidan xiriir raadinta. Qaybtan Australia Explained ayaa lagu falanqeynayaa sida ay shukaansiga Australia uga duwan yahay kuwa bulshooyinka guurkoodu ku salaysan yahay dhaqan.
-
SBS News Somali - Warka Isniin: 10 Novermber 2025
10/11/2025 Duración: 05minPremeir-ka New South Wales ayaa sheegay inuu sii adkayn doona sharciyada mamnuucidda astaamaha kooxaha Neo Nazi-ga. Afartan kun oo carruurta reer Gaza ahna waxaa u bilaabmay tallaalka ka hortagga cudurrada la is celin kara sida xiiqda.
-
Shimbiraha penguin-ka oo halis ugu jira is-beddelka cimilada adduunka
09/11/2025 Duración: 06minKoox caalami ah oo saynisyahanno ah ayaa ka digtay in shimbiraha penguins-ka la yiraahdo ay dunida oo dhan halis ugu jiraan saamaynta cimilada daran.
-
SBS News Somali - Warkii Jimce: 7 November 2025
07/11/2025 Duración: 10minWiil dhallin yaro ah oo Camberra lagu qabtay ayaa lagu eedeeyey falal xag-jirnimo ah iyadoo ay booliisku gurigiisa kasoo heleen qori been-abuur ah, qoraallo xag-jir ah iwm. Donald Trump oo Nancy Pelosi ku tilmaamamay haweeeney belaayo ah, ka dib markii ay shaacisay inay hawl-gabayso.
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: Jimce 7 November 2025
07/11/2025 Duración: 12minWasiirka wasaaradda gaashaan-dhigga Soomaaliyo iyo taliyaha guud ee ciidamada ayaa hor tegey golaha aqalka sare ee baarlaamaanka, halkaas oo lagu weydiiyo su'aalo ku saabsan dagaalak Al-shabaab.
-
Sudan Violence - Xasuuqa Al-Fasher iyo welwelka qoysaska Australia deggan
06/11/2025 Duración: 14minXubno ka mid ah bulshada Suudaan ee Australiyaanka ah, ayaa ka welwelsan qoysaskoodii oo ku go’doonsan magaalada Al-Fasher ee dalka Sudan, kadib markii ay jabhadda RSF xoog ku qabsadeen, lana sheegay inay dad ku xasuuqeen.
-
SBS News Somali - Warka Khamiis: 6 November 2025
06/11/2025 Duración: 05minDowladda Australia ayaa loogu baaqay inay xakamayso isticmaalka baskeellada korontada ku socda ee loo yaqaan E-bikes.
-
SBS News Somali - Warkii Australia iyo caalamka: Arbaco 4 November 2025
05/11/2025 Duración: 12minHalkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Arbaco ah.