Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 20 January 2026
20/01/2026 Duración: 05minDawladda Federaalka ayaa Baarlamaanka hor keentay sharci ku saabsan dib-u-iibsashada hubka, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu yareeyo in ka badan afar milyan oo qori oo ka diiwaangashan Australia, haddii sharciga la ansixiyo galabta.
-
#100 More or less? Talking about quantities - Baro Ingriisi: #100 Yaraan mise Badnaan? Ka hadlidda 'Tiro' ama 'Mug'
19/01/2026 Duración: 09minLearn how to talk about amounts and quantities in everyday English. - Ku baro af-ingiriisi sahlan sida looga hadlo tirooyin ama 'mug'
-
How to cater for your dietary restrictions - Australia Explained: Cuntooyinka aad ka caaggan tahay iyo talooyin ku saabsan
19/01/2026 Duración: 12minAustralia is known as the allergy capital of the world. Our diverse population also means that we express our religious beliefs, ethics, health and personal choices through the food we eat. We called on some experts to help us navigate all the labelling, certifications and resources that can inform our food choices. - Dalka Australia waxaa dunida looga yaqaannaa “caasimadda xasaasiyadda cuntada - "food allergy capital of the world”. Xalqaddan Australia Explained, khubaro ayaa talooyin kugula wadaagaya, ku saabsan, sidii aad u fahmi lahayd, calaamadaha iyo macluumaadka kale ee ku daabacan ama ku sawiran baakadaha cuntada, iyo macluumaad kaleba.
-
SBS News Somali : Warka SBS ee Isniin 19 January 2026
19/01/2026 Duración: 05minXildhibaannada baarlamaanka federaalka Australia ayaa taageeray mooshin tacsi ah oo lagu sharfayo dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Bondi, kaas oo dhacay in ka badan bil ka hor.
-
SBS Somali Program Full - Jimce 16 January 2026
19/01/2026 Duración: 48minBarnaamijkii SBS Somali ee Jimce 16 January 2026 oo dhammays tiran.
-
Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake.
16/01/2026 Duración: 15minQoysaska ka walwalsan khiyaamooyinka ku saabsan deepfake-ga codka — sida qof iska dhigaya ilmahaaga ama qof kale oo qoyskaaga ah, oo lacag degdeg ah ku weydiisanaya — Mr Roberts wuxuu kula talinayaa, tallaabo sahlan oo ay ku badbaadi karaan. Waa inay samaystaan is-af-garasho ama password ay qoyska oo keliyihi isla og yihiin.
-
SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 16 January 2026
16/01/2026 Duración: 10minMawlac diimeed oo Sydney ku yaalla oo horey amar loogu bixiyey in la xiro, ayuu golaha deegaanka ee Bankstown Canterbury sheegeen inay ka dhego-adaygeen.
-
Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 16 January 2026
16/01/2026 Duración: 07minWararkii ugu dambeeyey ee Laascaanood iyo Abdillahi Sheekh-doon oo laga waraystay isagoo jooga Laascaanood.
-
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 15 January 2026
15/01/2026 Duración: 05minWalxo qarxa oo laga helay xaafad ku taalla Camberra iyo kooxaha diimaha oo walaac ka muujiyey sharciga cusub ee lagu xakamaynayo hadallada nacaybka. Maraykan-kuna waxuu fiisayaasha ka joojiyey soo-galootida kasoo jeedda 75 dal.
-
Macdanta muhiimka ah dhaqaalaha iyo amniga Australia
14/01/2026 Duración: 08minDowladda Australia ayaa ku dhawaaqday inay mudnaan siin doonto, macdano muhiim u ah kaydka istaraatiijiga ah ee dalka, oo qiimahoodu dhanyahay 1.2 bilyan oo doollar.
-
Geedaha Australia oo looga baqayo dabar-go'
14/01/2026 Duración: 07minCilmi-baaris cusub ayaa lagu ogaatay in xawliga ay geedaha cusubee Australia ku korayaan uu ka hooseeyo, xowliga ay geedaha da’da weyni ku dhimanayaan, taasoo abuurtay walaac ah inay geeduhu dabar go'aan.
-
SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 14 January 2026
14/01/2026 Duración: 10minDambiyada cusub ee la xiriira hadallada naceybka ah iyo af-lgaadooyinka halista ahba, laguma dabbaqi doono, qofka soo xiganaya ama ka hadlaya qoraallada diinta, haddii ujeeddadu tahay waxbarid diimeed ama dood diini ah.
-
Somalia News: warkii Soomaaliya 14 January 2026
14/01/2026 Duración: 10minMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay sababihii ay dowladdiisu cilaaqaadka ugu goysey dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
-
Dab-kaymeedyo ba’an oo wax-yeelleeyey bulshooyin badan oo reer Victoria ah
14/01/2026 Duración: 10minAqalkiisii oo ku yaalla tuulada Longwood East, wuu ka badbaaday dabkii laakiin bakhaarkiisii , iyo qalabyadiisii shaqooyinka gacantase, dabkii baa leefay. Waxaa ruxruxay cabsi dhimasho, wuxuuna garawsaday inay la gudbooneyd, inuu goor horeba ka qaxo guriga.
-
SBS News Somali: Warka Talaado 13 January 2026
13/01/2026 Duración: 05minWarka waxaa ka mid ah Danjire Kevind Rudd oo iska casiley xilka danjiraha ee uu Australia ugu fadhiyey Maraykanka iyo koox falastiiniyiin oo ay Israel taageerto oo dilay mas'uul ka tirsan kooxda Xammaas
-
SBS News Somali: Warka Isniin 12 January 2026
12/01/2026 Duración: 04minGolayaasha deegaanka ee New South Wales ayaa yeelan doona awood xoog badan oo ay ku xiraan goobaha lagu baahiyo khudbadaha naceybka, ee dadka ku dhiirrigeliya fikradaha xagjirka ah.
-
Your guide to camping in Australia - Australia Explained: Dalxiiska habeen-dhaxa baadiyaha ee Australia
12/01/2026 Duración: 13minGoing camping is an incredible way to experience Australia’s great outdoors whilst also taking a break from technology and daily routines. We unpack the benefits of camping, the preparation required, the equipment you should consider taking, and how to be a considerate camper. - Laga bilaabo xeebaha illaa dhulka baadiyaha ah ee outback-ga la yiraahdo, , Camping-ku waa hab sahlan oo raqiis ah, oo looga nasto cadaadiska nololeed, laguna raaxaysto quruxda dabiiciga ah ee Australia. Faa'iidadiisa, qalabka la sii diyaarsado iyo macluumaadka muhiimka ah ee la sii ogaado ayaanu kuu qeexaynaa.
-
SBS Somali Program Full - Jimce 9 January 2026
12/01/2026 Duración: 53minWaa barnaamijkii Jimce, 9 January 2026 oo dhammays-tiran.
-
SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka 9 January 2026
09/01/2026 Duración: 10minRa'iisal-wasaare Anthony Albanese, ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay guddiga awoodda leh ee Royal Commission si ay usoo baaraan arrimaha ku gadaaman weerarkii xeebta Bondi iyo Yuhuud-necaybka.
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya Jimce 9 January 2026
09/01/2026 Duración: 08minWarka Soomaaliya maanta waxaa ka mid shirweyne xisbiga Haybad Qaran uga furmay Muqdisho oo ay kasoo qayb galeen Madax hore iyo siyaasiyiin.