Sbs Somali - Sbs Afomali

Yasac Abdullahi oo boolis ka noqday Victoria

Informações:

Sinopsis

Yasac Abdullahi wuxuu dhawaan ka jalinjabiyay kuliyadda Booliska Victoria sidaasna ku noqday askari boolis ah.