Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey
01/10/2021 Duración: 02minXisbigga L oo doonayo in miisaaniyad xoog leh geliyo iskuuladda. Shacab isku diyaarinaya iney tagaan baararka laga caweeyo. Wiil 17- kii jirka ahaa lagu eedeyey dilkii askari Göteborg lagu dilay oo dembi baarista lagu sii heyn dono.
-
Wararka maanta ee Sweden
30/09/2021 Duración: 02minSaddax gabdhood oo bilaabay podd todobaadle ah, Iskuulada aan tayada lahayn oo la xirayo iyo Hooyooyin bannaan bax ka fuliyey Stockholm
-
Wararka maanta ee Sweden
29/09/2021 Duración: 02minAndersson oo loo magacaabay hogaaminka S, Warbixinta covid iyo Sverigedemokraterna oo soo jeediyey mushaar kordhin
-
Wararka maanta ee Sweden
28/09/2021 Duración: 02minRaiisal wasaaraha oo ka hadlay qaraxa Göteborg, Zlatan oo dib ugu soo laabtay xulka qaranka Sweden iyo Booqashada Boden
-
Wararka maanta ee Sweden
27/09/2021 Duración: 01minFilin cusub oo si muuqata u muujinaya godka markabkii Estonia, M oo maalgelin ballaaran gelinaya hayadaha cadaaladda iyo Baska oo albaabka hore oo kaliya laga galayo
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/09/2021 Duración: 02minXisbiga C oo go´aamiyay in gudniinka ragga mamnuuc laga dhigo, dhakhtar ilke oo xidiidh la leh urur naazi ah iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
23/09/2021 Duración: 01minHeeyada caafimaadka bulshadda oo isku diyaarinaysa talaalkii saddexaad ee covid-19, go´aan cusub oo maanta ka yimid barlamaanka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/09/2021 Duración: 01minWareeysi aanu la yeelanay Xuseen Maxamed Cabdulle oo ah masuulka mareegta iyo mad-bacadda Laashin. Sido kale haween la xidhay ka dib lagu tuhmay in ay la garab dagaalantay Daacesh.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/09/2021 Duración: 01minXisbiga Socialdemokraterna oo hindise cusub oo ku saabsan iskuulada dalkan la timid, dawladda oo shirkada Cementa u oggolaatay qoditaanka nuuradda ay ka waddo Gotland iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
20/09/2021 Duración: 02minDawladda oo maanta soo bandhigtay miisaaniyadooda iyo natiijada doorashada kaniisadda.
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/09/2021 Duración: 01minTirada u dhinta covid-19 oo sii kordhay iyo hooyo da´ yar oo ku daashay magaalada Boden.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
16/09/2021 Duración: 02minDowladda oo dooneysa in carruuraha 12 ilaa 15 jir laga tallaalo Covid 19. Göteborg xarrumo lagu hayo waayeeladda oo Corona ka dilaacay. Hey'adda caafimadka bulshada oo kula talisay in dumarka uurka leh ey qaataan tallaalka Covid 19
-
Wararka maanta ee Sweden.
15/09/2021 Duración: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Talaalada covid-19 oo heer wanaagsan maraya, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee degmada Boden iyo warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
14/09/2021 Duración: 02minXuduudaha loo xirayo Covid dartii oo dhib laga sheegtay, Malmö FF oo caawa Juventus wajahaysa & nin Soomaali ah oo sheegay faa'iido ku jirta in carruurta la geeyo gobollada fog fog.
-
Wararka maanta ee Sweden.
13/09/2021 Duración: 02minDhowr urur oo raba in talaalka covid-19 laga bilaabo 12 jirka, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee Boden oo sii socota iyo warar kale.
-
Wararka maanta iyo Sweden.
10/09/2021 Duración: 02minRaadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku joogta degmada Boden, arday lagu weeraray middi iyo warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
09/09/2021 Duración: 02minXannibaadaha Covid-19 oo la qaadayo, Dowladda oo balaayiin ku bixinaysa cayrta & daryeelka dadka waawayn, Siciido Mooge oo talo siisay Xisbiga S ee ay ka tirsan tahay.
-
Wararkii ugu dambeeyey & Sweden
08/09/2021 Duración: 02minDowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar.
-
Wararkii maanta & Sweden
07/09/2021 Duración: 02minShaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah.
-
Wararkii maanta & Sweden
06/09/2021 Duración: 01minwiil yar oo isbitaal laga diray iyadoo aan la dawayn oo xaalad halis ah galay, rabshado xiriir ah oo ka dhacay Lund, iyo Ekdal oo dhaawac ku seegaya kulanka Giriigga vs Sweden.